Axmed Madoobe oo Mahadcelin ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka (Sawirro)

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa caawa salaan iyo Hambalyo ugu tagay Gudoomiyaha Cusub ee golaha shacabka BJFS Mudane Sheikh Aadan Maxamed Nuur (Aadan Madoobe) oo dhawaan ku guulaystay xilka Gudoomiyaha golaha shacabka. Madaxweynaha ayaa Gudoomiyaha ugu hambalyeeyay xilka Cusub ee loo doortay isagoo la wadaagay Sida shacabka Jubaland iyo Bulshada Soomaaliyeedba … Continue reading Axmed Madoobe oo Mahadcelin ugu tagay guddoomiyaha golaha shacabka (Sawirro)